Abshir Kaaraan oo maanta ka bad baaday Qarax la doonayay in lagu dilo

Waxaa maanta qarax miino magaalada Muqdisho lagula eegtay gaari uu la socday gudoomiye ku xigeenka dhanka amniga iyo siyaasada Degmada Hiliwaa Abshir Maxamed Maxamuud (Abshir Kaaraan). Qaraxan oo ahaa nuuca miinada dhulka lagu aaso ayaa ka dhacay Inta udhaxaysa isgooska SOS iyo shaneemo Cabdi Waayeel, waxaana qaraxan lagu doonayay in lagu dilo Gudoomiye kuxigeenka dhinaca Amniga ee degmada … Continue reading Abshir Kaaraan oo maanta ka bad baaday Qarax la doonayay in lagu dilo